agriculture

agriculture

2 Comments

  1. howsha iyo wax qabadka aad wadiin markaan daawaday aad baan ugu farxay allah idinku guuleeyo run ahaantii waa talaabo horumar leh oo umada soomaaliyeed usoo hoyatay meesheedana kasii wada gaar ahaan waxaan ugu mahad celinayaa dr macow iyo inta kala qeyb qaadatay howshaan qiimaha leh teeda kale waxaan rabaa inaan idin weydiiyo sidey ugu faa iideysan karaan dadka degan janaale shalaambood qoryooley etc

    Reply
  2. dhamaan madaxda iyo shaqaalaha satgfilsan waxaan ugu mahadcelinayaaa howsha balaaran ay umada soomaaliyeed gaar ahaan dadka wax sooosaaarka usaaxiibka ah ay u hayaan.

    hadeyni nahay ardayda wax kabarata jaamacadaha dalka gaar ahaaan ardayda wax kabarata jaamacadda jobkey kuliyadeeda beeraha
    satg waxaan uga mahadcelineynaaaa practicada ay siiyaaan ardayda kuwaasoon kamaarmin towabarada laxiriira wax sooosarka
    satg waxaan leenahay hambalyo hambalyo waxaad heysaan howlwngsn ooo waxaaad ku jirtaan booskiii dowlada laga rabay thanks oll the membar of satg

    Reply

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Pin It on Pinterest